Turkiga oo Africa u diraya 15 milyan oo tallaalka COVID-19 ah
Erdogan Farmajo
WASHINGTON, D.C —
Madaxweynaha Turkiga Racep Tayib Erdogan ayaa sheegay in Dowladdiisu ay Africa ugu deeqday 15 milyan oo dows oo ah tallaalka cudurka COVID-19.
Erdogan ayaa ballan-qaadkaan ka jeediyay xirirtaanka shirweynihi Turkiga iyo Africa oo shalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Istanbul. Warbixintaan waxaa nooga diyaariyay Nur Hassan Nur.
Your browser doesn’t support HTML5
Halkaan ka dhageyso warbixinta Nur ee Turkiga iyo Africa