Hooyooyin Soomaali ah oo ka qeyb galay tababar la xiriira farsamada gacanta ee dumarka Australia
MELBOURNE —
Hooyooyin Somali ah oo ku nool magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa dhammeystay tababar la xiriiray xirfado kala duwan oo ay kamid tahay dhar tolista iyo xirfado kale.
Warbixi arrintan ku saabsan waxaa Melbourne inooga soo diray wariyaheenna Ibrahim Cumar Baafo.
Your browser doesn’t support HTML5
Hooyooyin Soomaali ah oo ka qeybgalay tababar la xiriira farsamada gacanta ee dumarka Australia