Mareykanka: Argagixisadu wali waa mid khatar ah oo baahsan

FILE - Counterterrorism officers patrol during an event in New York City, Oct. 5, 2020.

Warbixin Khamiisti ay soo saartay Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa muujisay, in kooxaha argagixsada ay khatar joogta ah oo baasan ku ahaayeen caalamka, guud ahaan sannadki lasoo dhaafay oo dhan.

Ken Bredemeier oo ka tirsan VOA ayaa warbixintan inoo diyaariyey, waxaa noo soo koobaya Nur Hassan Nur.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso warbixinta