Wareysi: Maxaa looga hadlayaa shirka Turkiga iyo Africa?

Waxaa berri ka furmaya magaalada Istanbul ee dalka Turkey shirka Turkiga iyo Africa oo diiradda lagu saarayo xiririka ganacsi ee Turkiga iyo Qaarada Africa, iyada oo Turkigu saameynta dhaqaale iyo Ganacsi uu ku leeyahay Qaarada Africa.

Falastin Ahmed Iman ayaa ka wareysatey Abdinur Dahir oo ah cilmi-baare Turkiga degan, waxayna ugu horeyn weydiisey shirka berri iyo waxyaabaha looga hadlayo?

Your browser doesn’t support HTML5

Shirka Turkiga iyo Africa