Sicir-barar ka jira suuqyada dowlad deegaanka Soomaalida

Jaamacadda Jigjiga

Shacabka iyo ganacsatada magaalada Jigjiga ayaa ka walaacsan sicir-barar ku yimid maciishadda quutul-daruuriga, xilli ay abaaro darani ka jiraan dhammaan dalalka Geeska Africa.

Warbixintaan waxaa Jigjiga kasoo diray, Maxamed Cabdiraxman Gaata.

Your browser doesn’t support HTML5

Sicir-barar ka jira suuqyada dowlad deegaanka Soomaalida