Shirkii amniga dalalka Khaliijka oo soo gabagaboobay

Golaha dowladaha Khaliijka oo uu shir ugu soo dhamaaday dalka Saudi Arabia ayaa sheegay, in amniga dalalkooda uu yahay 'hal', iyaga oo sidoo kale bayaan ka soo baxay gabagabadii shirkaas ku sheegay in Xuutiyiintu halis ku yihiin amniga mandiqada.

Warbixintaan waxaa Cairo kasoo diray, Xuseen Zaxnuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta shirka Khaliijka