Warbixin ku saabsan ololaha tallaalka COVID-19 ee dowlad deegaanka Soomaalida

Masuuliyiinta xafiiska caafimaadka ee dowladda deegaanka Soomaalida ayaa sheegay in guulo fiican ay ka gaareen qorshihii ololaha tallaalka cudurka COVID19 ee uu xafiisku qaaday labadii todobaad ee lasoo dhaafay taas oo ay sheegeen in qorshuhu ahaa in la talaalo dad kor u dhaafayo shan boqol oo kun.

oo qof balse haatan lagu guulaystay in la talaalo dad kor udhaafayo afar boqol soddon iyo todobo kun oo qof.

Maxamed Gaataa ayaa warbixintan kasoo diray Jigjiga.

Your browser doesn’t support HTML5

Xaggee maraya ololaha tallaalka covid19 ee deegaanka Soomaalida