Bandhigga VOA: Isbedelka ku yimid siyaasadda dalalka Khaliijka ee Turkiga iyo Iran

Barnaamijka Bandhigga VOA eetoddobaadkan waxaan diiradda ku saari doonno isbedelka ku yimid siyaasadda dalalka Khaliijka iyo xiriirka ay la leeyihiin dalalka Turkiga iyo Iran.

Waxaa inoo soo diyaariyay, soo jeedinaya Xuseen Barre Aaden.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Isbedelka ku yimid siyaasadda dalalka Khaliijka ee Turkiga iyo Iran.