Itoobiya: Qaramada Midoobay oo joojisay qeybinta raashinka kadib markii la bililiqeystay

Qaramada Midoobay ayaa sheegtey Arbacadii shaley in raashin badan looga dhacay baqaarro ay ku laheyd waqooyiga Ethiopia, taasina ay sababtay inay joojiyaan cunno qeybintii ay ka wadeen laba magaalo.

Warbixin ay VOA-du ka qortay waxaa inoo haya Jamal Ahmed Osman.

Your browser doesn’t support HTML5

Itoobiya: Qaramada Midoobay oo joojisay qeybinta raashinka kadib markii la bililiqeystay