Maxay tahay siyaasadda cusub ee Mareykanka ee ku wajahan Afrika?
WASHINGTON —
Maamulka madaxweyne Biden ayaa isku dayaya in ay Africa indha cusub ku eegaan, si wax looga qabto caqabadaha qaaradda heysta qaarkood oo ay ugu horeyso colaada Ethiopia, xasarada Sudan, la dagaalanka xanuunka COVID-19 iyo waliba galaangalka sii xoogeysanaya ee Shiinaha uu ku yeelanayo Afrika.
Falastin Ahmed Iman ayaa warbixintan ku eegeysa arrimahaas.
Your browser doesn’t support HTML5
Maxay tahay siyaasadda cus ee Mareykanka ee kuwajahan Afrika?