Lebanon: Wasiir is-casilay ka dib cadaadis ka yimid Sacuudi Carabiya

George Kordahi

Dalka Lebanon waxaa wali ka taagan xaalad dhaqaale oo adag, iyadoo sidoo kalena ay luqunta isugu jiraan qaar ka mida dalalka Carabta.

Wasiirkii warfaafinta dalkaas ayaa is-casiley, isagoo is-casilaaddiisu ay sabab u ahayd hadal uu hore u jeediyay oo ay boqortooyada Sacuudigu si weyn uga carootay.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo soo diray wariyaheena Hussein Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiirkii Warfaafinta Lubnaan oo is casilay