Wareysi: Gabar Soomaali ah oo ku dhawaaqday inay u tartameyso Senate-ka Minnesota

Zaynab Maxamuud Maxamed oo ah gabar dhalinyaro Soomaali ah ayaa magaalada Minneapolis uga dhawaaqday inay u tartamayso Aqalka Senateka ee gobalka Minnesota, waxaana haddii la doorto ay noqonaysaa haweeneydii ugu horreysay ee Madoow ah oo Muslim ah oo loo doorto Aqalka Senateka Minnesota.

Wariyaha VOA ee gobalka Minnesota Maxamuud Mascadde oo Zaynab waraystay ayaa ugu horreyntii waydiiyay waxa ku dhaliyay inay Aqalka Senateka u tartanto.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Gabar Soomaali ah oo ku dhawaaqday inay u tartameyso Senate-ka Minnesota