Taalibaan oo 'dilal aargoosi ah' ku fulisay ciidamadii hore ee Afghanistan

Ciidmada Taalibaan ayaa ka fuliyey in ka badan 100 xukun oo dilal ah iyo dad si qasab ah loo afduubtay afar gobol oo dalkaasi ah, kuwaas oo ah weerarro is xig-xiga oo aargudasho ah tan iyo markii ay kooxdani la wareegtey xukunka, sida ay sheegtey hey'adda Human Right Watch.

Taaliban ayaa Afghanistan la wareegtay bishii August, kadib markii ay dalkaas isaga baxeen ciidamadii reer Galbeedka.

Falastin Ahmed Iman ayaa noo heysa warbixin arrintan ay VOA-du ka qortay.

Your browser doesn’t support HTML5

Taalibaan oo 'dilal aargoosi ah' ku fuliyay ciidamadii hore ee Afghanistan