Warbixin ku saabsan isbedellada ciidamada Mareykanka ee howlgallada dibadda

Saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in daraasado socday muddo bilo ah kadib ay wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon-ku go’aansatay in aan isbedel weyn oo degdeg ah loo baahnayn in lagu sameeyo meelaynta caalamiga ah ee ciidamada Maraykanka.

Hase ahaatee, ay si dheeraad ah u lafaguri doonto baahida ciidan ama xoog ee Bariga Dhexe ayna samayn doonto hagaajinta Aasiya iyo Baasifigga. Warbixinta waxaa inoo haysa Caasha Ibrahim Aden.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan isbedellada ciidamada Mareykanka ee howlgallada dibadda