Wareysi: Maxay tahay cabsida weyn ee laga qabo nooca cusub ee COVID-19?

Dalal badan oo dunida ah waxaa gaaray nuqulka cusub ee Coronovirus ee loo yaqaano Omnicorn 14 qof ayaa guud ahaan laga helay xanuunkan gudaha dalka Britain.

Hadaba wariyaha VOA-da, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa la xiriiray Dr. Cabdulaahi Cali Fiidow oo kamid ah hormuudka waaxda caafimaadka Britain ee loo yaqaano NHS, ugu horeynna waxuu ka jawaabayaa noocan cusub ee Covid19 iyo waxa uu kaga duwan yahay kuwii hore.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Maxay tahay weyn cabsida laga qabo nooca cusub ee COVID-19?