Sacuudi Carabiya oo soo dhaweysay in Xizbullah loo aqoonsado urur argagixiso

Dowlada Sacuudi Carabia ayaa soo dhaweysay in urur argagixiso loo aqoonsado Xarakada Xisbulaahi ee reer Lubnaan ee sanadaha badan dagaalka kula jiray Isreal iyo Musliimta meel ka mid ah Bariga Dhexe.

Warbixin waxaa Qaahira inooga soo diray wariyaha VOA Hussein Cismaan Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Sacuudiga oo soo dhaweeyay in Xizbullah loo aqoonsado urur argagiso ah