Martida Makrafoonka: Naciima Xareed

LONDON — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Naciima Xareed oo ah madaxa hay’adda Mother and Child Welfare Organization ee fadhigeedu yahay magaalada London.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Mikrafoonka