Imaaraadka Carabta oo 10 bilyan oo dollar ku maal-gashaneysa Turkiga

Dowladaha Turkey iyo Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa kala saxeexday heshiishyo dhinacyada ganacsiga iyo maalgashiga ah xilli dalkaasi uu booqanaya dhaxalsugaha Abu Dabi Maxamed Bin Zayed.

Heshiisyada is afgaradka ah ee labada dal ayaa imaanaya xilli Turkey ay ka jirto xiisad dhinaca lacagta Liirada ah oo hoos u dhac weyn ku yimid.

Wariyaha VOA, Xuseen Cismaan Xuseen Saxnuuni ayaa warkan Qaahira ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Imaaraadka oo10 bilyan oo dollar ku maal-gashaneysa Turkiga