Blinken: Madaxda Africa doweled-wanaag haku hoggaamiyaan dalalkooda

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Anthony Blinken ayaa ugu baaqay madaxda Africa in ay dalalkooda iyo dadkooda ku hoggaamiyaan dowlad-wanaag, waxaana hadalkiisu ku soo beegmayaa iyadoo xagjirnimo hubeysan, musuq maasuq iyo kali-talisnimo ay qaaradda caqabado ku yihiin.

Wariyaha VOA ee arrimaha Diblumaasiyadda Sindy Saine ayaa warbixintan noo soo dirtay, waxaana noo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.

Your browser doesn’t support HTML5

Blinken: Madaxda Africa haku hoggaamiyaan dalalkooda dowlad wanaag