Dibadbaxyo ka socda magaalada Melbourne ee dalka Australia

Labadii toddobaad ee lasoo dhaafay magaalada Melbourne ee dalka Auatralia waxaa ka socoday mudhaaharaadyo looga soo horjeedo sharci cusub oo awood dheeraad ah u siinaya madaxa gobolka Victoria.

Warbixintan waxaa Australia inooga soo direy wariyaheena Ibrahim Cumar Baafo.

Your browser doesn’t support HTML5

Dibadbaxyo ka socda magalada Melbourne ee dalka Australia