Sidee dagaalka Ethiopia u saameeyay gobolka Soomaalida?

Dagaalka dalka Ethiopia ayaa weli socda ayada oo uu kusii fidayo deegaano horleh, waxaana guuleysan la’ dadaallo lagu raadinayo xabad-joojin ay gaaraan dowladda iyo mucaaradka dalkaas.

Dadka ku nool magaalada Jigjiga ayaa aragtidooda ka dhiibtay, sida ay noloshooda u saameysay colaadda ka taagan dalkaas.

Warbixintaan waxaa Jigjiga kasoo diray Maxamed Cabdiraxman Gaata.

Your browser doesn’t support HTML5

Sidee dagaalka Ethiopia u saameeyay gobolka Soomaalida?