Wali waxaa ka socda magaalada Glasgow ee gobolka Scotland ee dalka Britain shirweynihii Isbadalka Cimilada dunida oo ay ka qeyb-galayaan madax kala duwan oo ka kala socda dunida.
Haddaba wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa ka waraystay Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Calaamiga ah ee Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo kamid ah wafdiga Soomaaliya ee shir weynaha ku sugan.
Your browser doesn’t support HTML5
Soomaaliya oo ka qeyb galeysa shirka cimilada ee Glasgow