Rajada laga qabo in xal loo helo dagaalka Ethiopia oo sii yaraaneysa

Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Geeska Afrika ayaa ka digey shaley oo Isniin aheyd in ay soo xirmeyso fursada xal siyaasadeed looga gaari karo xasarada ka jirta waqooyiga Ethiopia iyadoo dalkaasi uu cagaha saarayo dhabe colaadeed.

Warbixina ay weriyaha VOA Margaret Bashiir nooga soo dirtay New York, waxaa soo jeedinaysa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Rajada laga qabo in xal loo helo dagaalka Ethiopia oo sii yaraaneysa