MINNEAPOLIS —
Gobalka Minnesota waxaa saaka loo dareerayaa doorashada golayaasha deegaanka iyo Maayarada ee magaalooyinka qaarkood.
Tartamayaasha ayaa waxaa ka mid ah sagaal musharax oo Soomaali ah oo u kala tartamaya kuraas kala duwan.
Doorashadan iyo Saamaynta ay Soomaalida Minnesota ku leedahay ayaa Maxamuud Mascadde waxa uu ka wareystay, Xaashi Shaafi oo ah guddoomiyaha Hay'adda Action Alliance oo ah ay hay'ad dadku ku wacyi galisa inay doorashooyinka dalka ka qayb qaataan.
Your browser doesn’t support HTML5
Sagaal musharax oo Soomaali ah oo maanta ka tartamaya Minnesota