Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo dhismooyin lagu kordhinayo

Safaarad

Safaarad

Mas’uulyiinta Safaaradda Soomaaliya ee Kenya iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Nairobi oo shaly shir ku yeeshay xarunta dhismaha safaaradda ee magaalada Nairobi ayaa ka wada hadlay sidii ay isaga kaashan lahaayeen dhismayaal cusub oo loogu soo kordhiyo xarunta dhismaha safaaradda.

Wariyaha VOA ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed ayaa warkan ka soo direy Nairobi.

Your browser doesn’t support HTML5

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo dhismooyin lagu kordhinayo