Sudan: Xiisadda siyaasadeed oo ka sii dareysa

Xaaladda dalka Sudan ayaa u muuqata mid faraha ka sii baxaysa tan iyo Isniintii oo uu afgambigii militari ka dhacay dalkaasi. Waxaa dalkaasi iyana ka dhacayay banaanbaxyo looga soo horjeedo miltariga talada la wareegay.

Waxaa maata laga oogayay caasimadda dalkaasi ee Khartoum banaabaxyo loogu magac daray “March of Millions” ama socodkii malaayiinta kaasi oo lagu dalbanayo in talada dalkaasi lagu soo celiyo dowladdii rayidka aheyd.

Dadka banaanbaxa oogayay ayaa hal ku dheggoodu uu ahaa “Na dhaafa”.

Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Xaaladda Sudan oo faraha ka sii baxaysa