In ka badan lix kun oo dhallinyaro Soomaali ah oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa ka diiwaan gashan hay’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay ee waddanka Malaysia.
Dadkaas ayaa ah kuwa sugaya in dib u dejin loogu sameeyo waddan sedexaad.
Wariyaha VOA-da ee Qaarada Australia iyo Koonfurta Asia Ibrahim Cumar Baafo ayaa qadka Telefoonka kula xiriiray Guddoomiyaha Ururka Qaxootiga Soomaalida dalka Malaysia Maxamed Cabdi, waxaana uu kala shekeeystay xaaladda qaxootiga.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhallinyaro Soomaali ah oo ku dhibaateysan Malaysia