Abaaro ku dhuftay qeybo ka mid ah Gobolka Soomaalida Ethiopia

Deegaano badan oo ka mid ah Maamulka Soomaalida ee dalka Ethiopia ayaa laga soo sheegayaa abaaro baahsan oo dilay xoolo badan oo gaaraya kumanaan neef.

Abaarta ugu daran ayaa ku dhufatay gobolka Dawa iyo qeybo ka mid ah gobolka Afdheer sida ay sheegeen mas’uuliyiinta. Roobabkii gu’ga oo aan di’in sanadkan ayaa loo sababeynayaa abaarta.

Warbixinta waxaa Jigjiga kasoo diray weriyaha VOA Xuseen Nuur Xaaji.

Your browser doesn’t support HTML5

Abaaro ku dhuftay qeybo ka mid ah Gobolka Soomaalida Ethiopia