JIGJIGA —
Qaar ka mid ah wadayaasha gaadiidka yar yar ee Bajaajta ee magaalada Jigjiga ayaa cabasho ka muujiyay shidaal yaraan maalmahan ka jirtay magaalada jigjiga, gaar ahaana shidaalka baasiinka ah.
Waxarbixintan waxaa magaalada Jigjiga kasoo diray weriye Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.
Your browser doesn’t support HTML5
Shidaal yari xooggan oo ka jirta magaalada Jigjiga