Melbourne: Xog cusub oo ku saabsan wiilal Soomaali ah oo ku geeriyooday shil

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil gaari oo ay bishii hore dabayaaqadeed ay ugu dhinteen wiilal Soomaali ah Magaalada Melbourne, kuwaas oo ay soo bandhigeen booliska Victoria.

Shilkan oo dhacay 1-dii October ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan shan qof oo laba ka mid ah ay Soomaali ahaayeen.

Warbixintan waxaa Melbourne kasoo diray wariyaha VOA ee Qaarada Australia Ibrahim Cumar Baafo.

Your browser doesn’t support HTML5

Melbourne: Xog cusub oo ku saabsan wiilal Soomaali ah oo ku geeriyooday shil