Xuutiyiinta oo 150 maleeshiyo looga dilay duqeymo

Yemen

In ka badan 150 ka mid ah maleeshiyo Xuutiyiinta oo geeriyooday kadib markii ciidamada dowladda Yemen duqeymo iyo weeraro ay ku qaadeen fariismo ay ku leeyihiin deegaano ka mid ah meelaha ay ku dhuumaalaystaan Maleeshiyada Xuutiyiinta.

Warbixintan waxaa Qahira inooga soo direy wariyaheena Xuseen Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Xuutiyiinta oo 150 dagaal-yahan looga dilay duqeymo