NAIROBI —
Guddiga ganacsatada oo kaashanaya Dowlada Hoose ee magaalada Nairobi ayaa bilaabay howlo nadaafadeed, si waddoonka xaafadda gacansiga Soomaalida ee Islii qashinka looga nadiifiyo.
Waxaa warbixintaas Nairobi kasoo dirtay wariyaha VOA Intisaar Saalax.
Your browser doesn’t support HTML5
Olole nadaafadeed oo ka bilowday xaafadda Islii ee magaalada Nairobi