Abdalla Hamdok oo soo bandhigay qorshe Suudaan looga saarayo dhibaatada ragaadisay

Ra’isal wasaaraha Sudan Cabdalla Xamadook ayaa Jimcihii shalay shaaca ka qaaday qorshe cusub oo lagu soo afjarayo khilaafka siyaasdeed ee ka taagan dalkaasi.

Xamadook ayaa ku tilmaamay khilaafka Sudan kii ugu xumaa ee dalkaasi soo mara mudada labada sano ah ee KMG ah.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo haya Hussein Bare Adan.

Your browser doesn’t support HTML5

Abdalla Hamdok oo soo bandhigay qorshe Suudaan looga saarayo dhibaatada ragaadisay