Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinka xilligooda ka dib dhacay ee Somalia, iyada oo bisha October ay ahayd in dhammaan golayaasha baarlamaanka iyo madaxweynahaba la doorto.

Barnaamijka waxaa soo diyaarisay Seynab Abuukar Maxamed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka