Masaajidda magaalada Sydney oo loo fasaxay salaadda Jimcaha

Maanta oo Jimce ah ayaa magaalada Sydney ee dalka Australia salaadii jimcaha Muslimiintu ay ku iskugu yimaadeen masaajidda magaaladaas, kadib markii muddo afar bilood ah ay xirnaayeen.

Ibrahim Cumar Baafo ayaa warbixintan Melbourne ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Masaajidda magaalaa Sydney oo loo fasaxay salaadda Jimcaha

Sheekh Cabdulqaadir Maxamuud Jimcaale