Wasiirka Maaliyadda Kenya oo la kulmay ganacsatada Soomaalida Islii

Wasiirka maaliyadda Kenya iyo ganacsatada Islii

Wasiirka Maaliyadda Kenya Ukur Yatani Kanach ayaa kulan ku saabsan sidii ganacsatada Soomaalida ee xaafadda Islii iyo Dowlada isku kaashan lahaayeen la qaatay guddiga ganacsatada.

Wasiirka ayaa sidoo kalana ka dhageystay cabashooyinka ay qabeen ganacsatada.

Warbixintan waxaa Nairobi kasoo dirtay Intisaar Saalax Xuseen.

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiirka Maaliyadda Kenya oo la kulmay ganacsatada Soomaalida Islii