Warbixin ku saabsan tahriibayaal lagu laayay Liibiya

Dad muhaajiriin ah ayaa la sheegey inay ku dhinteen qalalaase ka dhacay xarun ka mida goobaha ay ku xiran yihiin tahriibeyaashu, waxaana la xaqiijiyay dhimashada ugu yaraan shan qof, halka kuwa badan oo kale ay ka baxsadeen xabsigii ay ku xirnaayeen.

Warkan waxaa Qahira inooga soo diray wariyaheenna Hussein Sahnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan tahriibayaal lagu laayay Liibiya