Maalgelin noocee ah ayay Kenya ku sameyneysaa deegaannada qaxootigu ku nool yihiin?

Dowlada Kenya ayaa Bangiga Aduunka ka heshay malayiin dollar oo lagu hormarinayo degaannada dadka qaxootiga ah ay ku nool yihiin kuwaas oo uu ka jiro nabaadguur weyn.

Wariyaha VOA-da Mohamed Farah Shire ayaa wrabixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Maal-gelin nooce ah ayay Kenya ku sameyneysaa deegaannada qaxootigu ku nool yihiin?