NATO oo qorsheynaysa la-dagaalanka kooxaha xagjirka ah ee Afrika

QM ayaa sheegtay in Isbahaysiga NATO uu qorsheynayo kana fikirayo sidiii uu taageerro u siin lahaa ciidamada Africa ee dagaalka kula jira kooxaha argagixisada ah ee ka dagaallama dalalka Burkino Faso, Niger iyo Mali.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso qorsha NATO