Bandhiga VOA: Maxaa laga bartay doorashada Aqalka Sare?

Doorashada Aqalka Sare ee Jubaland

Doorashada Aqalka Sare ee Jubaland

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorashooyinka Aqalka Sare ee Soomaaliya iyo waxyaabihii laga bartay, iyo sidoo loogu dabaqi karo doorashada Golaha Shacabka.

Waxaa tddobaadkan inoo soo diyaariyey soona jeedinaya Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhiga VOA: Maxaa laga bartay doorashada Aqalka Sare?