Masar oo u dabbaaldegtay guushii ay ka gaartay dagaalkii Israel

Dowladda Masar ayaa u dabbaaldegtay guushii ay ka gaartay dagaalki ay la gashay Yahuudda lixdii October sanadkii 1973-dii, iyadoo dhinaca kalena ay ay xukuumaddu cafis u fidisay kumanaan maxabiis ah.

Wariyaha VOA-da ee dalka Masar Xuseen Sahnuuni ayaa warbixintan Cairo ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Masar oo u dabbaaldegtay guushii ay ka gaartay dagaalkii Israel