Booliska Sweden oo faah-faahiyey qaraxii Gothenburg

Qaraxa Gothenburg, Sweden

Booliska Sweden ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qaraxii weynaa ee 28-kii bisii September ka dhacay magaalada Gothenburg oo ay ku dhaawacmeen 26 qof.

Booliska ayaa sidoo kale sheegay in ay heleen maydka ninkii lagu tuhunsanaa in uu soo maleegay qaraxaas.

Haddaba wariyaha VOA-da ee London Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa la xiriiray Cabdulaahi Maxamed oo ka tirsan Golaha deegaanka ee magaaladaasi

Your browser doesn’t support HTML5

Booliska Sweden oo faah-faahiyey qaraxii Gothenburg