Nin sawir gacmeed ka sameeyey Nabiga NNKH oo shil ku geeriyooday

Police in Sweden

Nin farshaxamiste ah oo u dhashay dalka Sweden oo horey u sawiray sawir-gacmeed ka dhan ah Nabi Muxammed NNKH ayaa ku dhintey shil gaadhi oo uu ku galay dalka Sweden Axadii shalay sidda laga soo xigtay warbaahinta dalkaasi.

Waxa kale oo shilkaasi ku dhintey laba askari oo ilaalin jirey ammaanka ninkaas.

Warbixintan waxa magaalada London kassoo direy wariyaha VOA-da ee Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaacil.

Your browser doesn’t support HTML5

Nin sawir gacmeed ka sameeyey Nabiga NNKH oo shil ku geeriyooday