Barn. Martida Makrafoonka: Qoraa Cabdulqaadir Shire Faarax

London — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Cabdulqaadir Shire Faarax oo ah qoraa Soomaaliyeed oo dhowaan magaalada London ku soo bandhigay buug cusub oo uu ugu magac-daray Madxafka Cadaabta.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka