Australia oo sanad kadib qaadeysa xayiraadihii socdaalka

Sydney Airport.

Sydney Airport.

Dowladda Australia ayaa ku dhawaaqday inay xuduudaheeda u furi doonto caalamka intiisa kale bisha soo socota, waxaana xayiraada socdaalka ay saarneyd Australia tan iyo bishii March ee sanadkii hore ee 2020.

Warbixintan waxaa Melbourne inooga soo direy wariyaheenna Ibrahim Cumar Baafo.

Your browser doesn’t support HTML5

Australia oo sanad kadib qaadeysa xayiraadihii socdaalka