Saamileyda siyaasadda Liibiya oo ku heshiiyay hannaan doorasho

Baalamaanka Libya

Kooxaha siyaasadda dalka Libya ayaa heshiis ka gaarey murankii hareeyey doorashooyinka dalkaas, waxaana murankan oo muddo hortaagna hannaanka doorashada uu dhow did u dhigay heshiis wada-oggool ah oo laga gaaro doorasho xor ah kadib xukunkii Muammar al-Qadaffi.

Warbixintan waxaa Qahira inooga soo diray wariyaheena Hussein Sahnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Saamileyda siyaasadda Liibiya oo ku heshiiyay hannaan doorasho