Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in xaaladda dalka Yemen ay aad u liidato in kastoo taageerro ay bixiyeen dalalka deeqda bixiyay ay sababtay in laga baaqsado macluul dalkaasi ka dhacda.
Warbixintan waxaa inoo haya Cabdixakiim Shirwac.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso xaaladda Yemen