Barnaamijka Ammuuraha Islaamka

Cabdixaafid Cawil Ismaaciil

Barnaamijka Ammuuraha Islaamka ee toddobaadkani wuxuu ku saabsanyahay dowlada Turkiga iyo Ruushka oo ku heshiiyay in dalka Suuriya ay ka hirgalaan heshiisyadii ay hore uga gaareen.

Waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya wariyaha VOA ee magaalada London Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Ammuuraha Islaamka