Kenya oo masaafurineysa muwaadiniin u dhashay waddanka Pakistan

Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay dalkeeda ka masaafurin doonto muwaaddiniin u dhashay dalka Pakistan, waxaana sidoo kale xukuumadda Nairobi ay ka basday heshiis dhinaca dadlka ku-galka ah oo labada dal hore u wada saxiixdeen.

Warbixintan waxaa Nairobi ka soo dirtay Intisaar Saalax Xuseen.

Your browser doesn’t support HTML5

Kenya oo masaafurinaysa muwaadiniin u dhashay waddanka Pakistan