Melbourne: Kiisaska xanuunka COVID-19 oo cirka isku shareeray

Tiradii ugu badneyd ee ebid dadka uu soo rito xanuunk COVID-19 ayaa laga diiwaangeliyey gobolka ay ku nool yihiin Soomaalidu ugu badantahay ee dalka Auatralia , iyadoo dhimashaduna ay barbar socoto.

Wariyaha VOA-da Ibrahim Cumar Baafo ayaa warbixnta Melbourne ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Melbourne: Kiisaska xanuunka COVID-19 oo cirka isku shareeray